Chef Molo Logo

🍪 Kumu Yahay Chef Molo?

Chef Molo waa khabiir 13 sano oo waayo-aragnimo u leh dubista iyo qurxinta ceke-yada aroosyada, dhalashada, iyo macmacaanka dhaqanka. Waxaan kuu balan-qaadaynaa adeeg degdeg ah iyo Home Delivery.